Buundada Fatih Sultan Mehmet (Af-Turki: Fatih Sultan Mehmet Köprüsü, F.S.M. Köprüsü ama 2. Köprü) Waa buundo ka mid ah seddexda buundo ee waaweyn ee isku xira labada daamood ee magaalada Istanbul ee Asia iyo Europe, (Kuwa kale waa Buundada Yavuz ... Read further
License: All Rights Reserved