Masjidka Nabiga

Masjidka Nabiga Waa masjidka uu dhisay Nabigeenii Muxamed SWC Waxa uu masjidku ku yaalaa magaalda Medina ee nuuraysa ee wadanka Sacuudi Carabiya Kadib markii Nabigu NNKH uu u hijrooday xagaas iyo magaalada Madiina sanadii 622 ee Taariikda Hijriga waxa uu kadhisay gurigiisa dhiniciisa,waa goobta labaad ee ugu barakaysan goobaha islaamka marka laga yimaado Masjid al-Xaram xiligan lajoogo waa mid kamida masaajida caalamka ugu caansan uguna wayn.waxa uu masjidku soo maray taariikh dheer oo uu soomaray cusboonaysiin badan sida xiligii khulafada iyo xiligii cabaasiyiinta ilaa maanta.

Sidoo kale eeg

Dhisidii Maslidka Nabiga

Rasuulka SCW markuu ku degay reer binu Cabdinajaar, gaar ahaan Abaa Ayuub Al-ansaari , hawl uu bilaabo wuxuu ugu hormariyey dhistaankii masaajidka.

Waxaa masaajidka laga dhisay meel u dhow meeshuu Nabigu SCW ku degay oo bohol ahayd, qubuuro iyo geedo timir ihina ku yaalleen ayna lahaayeen laba wiil oo agoomo ahaa oo la kala oran jirey Sahal iyo Suheyl.

Waxaana booska bixiyey Mucaad binu Cafraa' oo labadaa wiil mas'uul ka ahaa, oo Rasuulka SCW ku yiri, "Rasuulkii Ilaahow Sahal iyo Suheyl waa laba wiil oo agoon ii ah, anigaana raalli gelinaya ee masaajid ka dhiso", waxay kaloo kutubta qaarkood wariyaan in Rasuulku SCW uu labada wiil booska ka iibiyey.

Waxa uu markaa Rasuulku SCW amar ku bixiyey in qubuuraha la faago oo la caro geddiyo, (gaalo ayey ahaayeen) boholahana la duugo, geedahana la jaro.

Sidaa ayaa la sameeyey, ka dibna waxaa la guda galay dhisitaankii masaajidka. Habka loo dhisayna waxa u ahaa sidan: derbiyaalkiisa waxaa laga dhigay dhoobo iyo dhagax labin ah, saqafkiisana waxaa lagu daday timirta caleenteeda, tiirarkiisa dhexda ahna waxaa laga dhigay geed timireedka jiridiisa, qibladiisa waxaa loo jeediyey dhinaca woqooyi ee Baytu Maqdis hase yeeshee 18 bilood ka dib, markay soo degeen aayadaha Suuratu Baqara ku jira, ayaa qiblaadii dhinaca Makka loo wareejiyey, halkaas oo ay baaqi ku ahaan doonto ilaa qiyaamaha.

Masaajidka gudihiisu wuxuu ahaa ciid, wuxuuna lahaa saddex albaab, dhererka masaajidku, marka laga soo bilaabo dhinaca qiblada ilaa meesha u dambaysa, wuxuu isu jirey 100 dhudhum, ballaciisuna sido kale ayuu ahaa.

Rasuulka SCW wuu ka qayb qaatay dhismaha masaajidka, wuxuuna tirinayey gabay yar oo dhiirigelin ah oo macnihiisu yahay "Allahayow ceyshka aakhiro maahee ceysh kale ma jiro ee u dambi dhaaf muhaajiriin iyo ansaar".

Asxaabtuna iyagoo aad u shaqeynaya ayey waxay qaadayeen beyt kale oo macnihiisu yahay "haddaan fariisanno Nabiga SCW oo shaqaynaya waa hawl aan wanaagsanayn". Ka dib Rasuulka SCW markuu dhammeeyey dhismihii masaajidka wuxuu dhinacyada masaajidka ka dhisay qowladihiisii, dabadeedna wuu ka soo guuray gurigii Abaa Ayuub Al-nasaari.

Rasuulku SCW wuxu ugu hormariyey hawl uu qabto dhismaha masaajidka, ahmiyadda uu leeyahay iyo sida aan looga maarmin darteed. Wuxuuna yahay masaajidku markaska iyo xarunta muslimiinta, sidaa darteed maaddaama ay dowlad cusub oo islaam ahi ka dhalatay Madiina si ay u hesho Xarun ayaa dhismihiisa loogu hormariyey. Wuxuuna masaajidka Rasuulku SCW ahaa meesha salaadda lagu tukado, la isugu yimaado, lagu kala war qaato, diinta lagu barto, wax lagu kala xukumiyo (maxkamad), wufuudda lagu qaabilo, maxaabiista gaalada lagu xiro, dadka masaakiinta ah ay seexd

Fadliga uu leeyahya Masjika Nabigu

Waxaa soo arooray axaadiis badan oo tilmaamaya fadliga uu leeyahy masjidkan.

  • Waxaa lagusheegay Quraanka kariimaka ah.
  • Waa mid kamida sadexda masjid ee Loo o golyahay in Muslimiintu ay dhankooda u qalab qaataan sida xajka oo kale waa Masjid al-Xaram iyo masjid Alaqsa.
  • salaada lagutukadaa waxa ay u Dhigantaa 100 salaadood.
Listed in the following categories:
Dheji faallo
Talooyin & tusaalooyin
A Hazet
20 August 2016
Alhamdulillah have been visited this peace and beautiful place. MasyaAllah that I said when I arrive at Prophet mosque in Madina KSA. just amaze and so peaceful in your mind #pilgrimate #MadinaKSA 
Jaleel khan
26 February 2018
Holy place on earth very peaceful and simply beautiful place for Muslims. pilgrims from all over the world visit Madinah during hajj and umrah https://www.ukhajjumrah.travel/Destination/medina/
Rahma Timer
18 December 2016
Tranquil, peaceful and simply beautiful. Yes, it can get congested at times...and some people are quite unpleasant (they leave rubbish around). Nonetheless, the staff work relentlessly. ????
Fathima Dada
16 August 2016
Beautiful and simple enough & small luxuries like cooling fans and umbrellas. Recommend praying outside during busy periods. Zam Zam water is delicious. Say your salaams to your prophet (saw) here.
Dr. Fouad A. K.
1 April 2013
One of the two ultimate praying peace places for Muslims. Spent around one week in Madina and had a great feeling, relaxation and time to say prayers and see zayara. Highly recommended for Muslims
Rayad Khan
21 October 2012
After sunrise is a great time to explore the masjid. Workers are buzzing around, people are sleeping, the lighting is subdued, and the mood is very relaxed.
The Oberoi Madina

laga bilaabo $438

Dar Al Taqwa Hotel

laga bilaabo $154

Al Salhiya Diamond Hotel

laga bilaabo $533

Al Saha Hotel - By Al Rawda

laga bilaabo $67

Al Fayrouz Al Shatta Hotel

laga bilaabo $140

Diyar Taiba Hotel

laga bilaabo $72

Meelaha kugula talinaya meelaha udhow

Bal arag dhammaan Bal arag dhammaan
Kudar liistada hamiga
Waxaan halkan joogay
Booqday
Quba Mosque

The Quba Mosque (Quba' Masjid or Masjid al-Quba, Arabic: مسجد قبا

Meelaha dalxiis ee la midka ah

Bal arag dhammaan Bal arag dhammaan
Kudar liistada hamiga
Waxaan halkan joogay
Booqday
Cave of the Patriarchs

The Cave of the Patriarchs (Hebrew: מערת המכפלה, Me'arat HaMachpel

Kudar liistada hamiga
Waxaan halkan joogay
Booqday
Abdullah Shah Ghazi Mausoleum

The Tomb of Abdullah Shah Ghazi, is located at perched on a hilltop

Kudar liistada hamiga
Waxaan halkan joogay
Booqday
Afaq Khoja Mausoleum

The Afāq Khoja Mausoleum or Aba Khoja Mausoleum (Uyghur: Apakh Khoja

Kudar liistada hamiga
Waxaan halkan joogay
Booqday
Taaj maxal

isu duwe 27°10′27″N 78°02′32″E

Kudar liistada hamiga
Waxaan halkan joogay
Booqday
Mausoleum of Mohammed V

The Mausoleum of Mohammed V contains the tombs of the Moroccan king

Eeg dhammaan meelaha la midka ah