Göbekli Tepe (loogu dhawaaqo ] ) waa goob taariikhi ah oo ku taalo koonfur-bari dalka Turkiga, gaar ahaan gobolka Şanlıurfa. waxay 12 km (7 mi) dhanka wuqooyi-bari ka xigtaa magaalada Şanlıurfa. Göbekli Tepe waa meeshii ugu horeysay ee aadamahu uu ka dhisto goob uu ku cibaadaysto ama macbad 12,000 oo sano ka hor (10,000 C.H).